Jidkii Nabaddoonka: Qiso-Nololeedkaygii anigoo Ergay Nabadeed ka ah Adduunka Islaamka Dhexdiisa: (Teatime in Mogadishu - Somali translation)

Book, 2011, 152 pp
Borrowed Items Ship free with Membership

1991-kii ayaa Axmed Cali Xayle dib ugu laabtay qaskii waddankiisii Soomaaliya ka jirey, isagoo ujeeddadiisa dhabta ahi ahayd inuu isku dayo inuu qabiilladii dagaalku ka dhex jirey wada fadhiisiyo si ay iyagu u wada raadiyaan siyaalo cusub oo ay ku wada nabdi karaan—badanaa iyagoo isla shaahaya. Madfacii uu isaga ku soo tuuray mid aan arrintan raalli ka ahayn ayuu lugihiisii mid ku waayey, oo xataa mar buu tan aawadeed dhimasho ku dhowaadey. Tani waxay markii dambe keentay in sharaftiisii oday nabadeednimo ay sii korodho.

Hadduu isagu caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho joogo, ama uu Soomaalida ku nool Kiinya, Yurub, iyo Maraykanka dhex joogo, Xayle mar kastaba wuxuu ergey aad daalin u ahaa nabadda Masiixa. Qiso nololeedkan xiisaha badan ee ku saabsan u-yeedhiddiisii iyo isbeddelkiisii ayuu Axmed inoogu sheegayaa waxa uu yahay macnaha socdaalkiisii nolosha ee adduunka Islaamka dhexdiisa.

Originally published in English, available separately for loan.

TypePrint
GenreBiography/Memoir
ExpressionGeneral Writing/Recording
TopicPeace Theology, Islam
AudienceAdults
LanguageSomali
PublisherMulti-language Media
CollectionSomalia
ISBN9780963364579

Reserve for:

Please provide your contact information. We will check this item's availability and get back to you soon with the price and expected time of delivery.

Our apologies, we are not able to process special orders shipped to your country.